Friday, January 8, 2010

SHABAKADA CUSUB EE ISLAMICHOMEACADEMY.COM

KU SOO DHAWOOW SHABAKADA CUSUB EE ISLAMICHOMEACADEMY.COM.
 

Waxaa Mahad iyo ammaan oo dhan iska leh Allahii barbaariyey caalamka oo dhan. Naxariis iyo Nabadgalyo rasuulkii alle scw korkiisa ha ahaato.

Dhamaan dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay adduunka ka joogan waxaanu idin ogaysiinaynaa inaanu idiin furay fursad qaaliya oo aan hore loo hayn, taas oo ah in qofkasta iyo Qoyskasta oo soomaaliyeed aanu u diyaar garaynay sidii uu caruurtiisa iyo reerkiisa u barilahaa Akhrinta Qur'aanka, Xiftiga Quraanka oo Tajwiida iyo At-Tarbiyah Islaamiya iyo Dhamaan Cilmiga Diinta Islaamka isaga oo gurigiisa Jooga. Meel kasta oo uu adduunka kaga nool yahay. 

http://islamichomeacademy.com/


No comments: