Friday, May 21, 2010

DAWLADA PAKISTAN IYO WADAMA BADAN OO MUSLIM AH AYAA MAAMNUUCAAY ISTICMAALKA FACEBOOK IYO YOUTUBE

DAWLADA PAKISTAN IYO WADAMA BADAN OO MUSLIM AH AYAA MAAMNUUCAAY ISTICMAALKA FACEBOOK IYO YOUTUBE

Sabtidii ayaa Dawlada Pakistan Gabi ahaanba aay Mamnuucadaay Isticmaalka aalada facebook, iyo youtube kadib markii la soo geliayaay nebi muxumed oo cartoon lagu sameyaay iyo sawraan, hadaba iyada aay hadana ku beegnaayd maalintaani, aay ku beegan tahaay markii la sameyaay sawir lagu aflagadeeynaayo Nebi muxumed ayaa hadana waxaa la soo dhigaay Aalada facebook iyo youtube sawiraan iyo karatoon lagu aflagadeeynaayo, nebi muxumed NN kHH, hadaba qaybta Telecommunicationka Pakistan iyo wadama badan oo Islam ah ayaa xayiraay gebi aahanba aalada facebook, iyo youtube iyaga oo aan haba yaratee shaacin Inta aay qaadanaayso Mudada aay xidhnaanayaan, Khuram Ali mehran oo wax laga wediyaay, sababata loo xidhaay facebook kana shaqeeya Telecomincation ka Pakistan ayaa wuxuu sheegaay, in la soo geliyaay sawraan lagu qoraay Magaca nebi muxumed, waana sababta loo xidhaay ayuu yidhi facebook iyo Aalada youtube.

Mr Ibraahim Hooper oo ah afhayeenka Golaha xidhiidhka islaamka ee dalka maraykanka ayaa sheegaay in Fikrada ka danbaaysaah, in facebook la soo geliyo sawraan lagu aflagadeeynaayo nabiga aay tahaay
mid islaamka lagu waxyeelaynaayo, waanu rumaaysanahaay, muhamed, moses iyo jesus ba
lakiin waxaa ka danbeeyn kara dadka caabuda Asnaamtah, hadaba dawlada Pakistan ayaa xayirtaay dhamaan isticmaalka Aaladahan, iyada oo aan la garanaayn inta aay qaadaanaaysooh, lakiinse hadii raali galin laga bixiyo waxaa laga yabaah in dib loo furo, Inkastoo Mulkilayaasha Aalada facebook aay shegeen inaay 2cisho ee aay ka xidhnaayd wadamada islaamka qaarkood oo aay Pakistan ku jirto aay ku qasareen lacag gaadhaaysaa, 2million Euro.

Mahad Nuux Muumin
Pakistan Islamabad

No comments: