Tuesday, December 22, 2009

SHAQOOYIN LOO RABO KOMISHANKA DOORASHOOYINKA EE SOMALILAND

Komishinka Doorashooyinka Qaranka ayaa markii ugu horeysay soo ban dhigay jagooyinka shaqo ee saraakiisha sare ee ka bannaan Komishinka Doorashooyinka , waxayna kala yihiin: - 

  1.   Ware House manager.-  
  2.   National Voter register Officer.-   
  3.   Training Manager. 
  4.    Voter Education  Manager

Hadaba bal qofkii doonayaa ha ku soo hagaajiyo arjigiisa  emailkan hoos ku qoran  ( C.V-yada, Copies of certificates etc ) , electionemployment@gmail.com.
 

No comments: